The Puntland Non-State Actors Association (PUNSAA) is a nongovernmental, non-political and non-profit outfit that assembles nonstate actors (NSAs) in Puntland into one platform/network.

Board of Directors (BoD) members and secretariat having training for fundraising in Garowe, from 11th -14th of February, 2016, sponsored by Safer-world

Deployed Observers for the Elections of the Speaker, Deputy Speakers for the Lower House and Upper House on 11th -12th of Jan, 2017 & 21st of January, 2017

Board of Directors held regular meeting of two days from 18th – 19th of July, 2016

GA member is casting her vote

ANNAGA

Dalladda Daneeyayaasha aan Dawliga ahayn ee Puntland waa madal aan dawli ahayn, siyaasadna la xiriirin, taas oo kulmisa daneeyayaasha aan dawliga ahayn ee Puntland. Waxaa la aasaasay bishii May 14keedii, 2008dii ayadoo taageero laga helayo Midowga Yurub taas oo soo maraysa Hay’adda Saferoworld, si loo helo madal ay ururada aan dawliga ahayn kaga qayb qaataan tala ku lahaanshaha siyaasadda iyo saamaynta go’aamadda taabanaya mustaqbalka bulshada heer dagmo, gobol iyo qaranba.

waa Madal firfircoon oo aad loogu kalsooni badanyahay dhanka kaqayb-qaadashadeeda go’aan qaadashada iyo dejinta siyaasaddaha Puntland,taasoo keenaysaa nabadd iyo maamul wanaag markaasoo xuquuqda muwaadiniinta sisiman loo ilaalinayo iyo in dawlada lalaxisaabtamo.

waa madal dhexdhexaad ah oo ka kooban qaybo badan taasoo iskuxiraysa xubnaheeda/xubnahasi ay si joogto ah ugu lug lahaadaan wadaxaajood saddex geesood ah oo ay la yeeshaan Dawlada iyo beesha caalamka iyadoo loo marayo hab uqareemid iyo ollolayn iyo iskuxirka qaybaha kala duwan ee ururad aaan Dawliga ahayn.

WARARKA & DHACDOOYINKA

TPEC ,SAFERWORLD iyo PUNSAA oo heshiis wada shaqaynayd kala saxiixday

TPEC ,SAFERWORLD iyo PUNSAA waxay maanta Garowe ku kala saxiixdeen heshiis wada shaqaynayd oo ay garwadeen ka ahayeen bulshada rayidka Puntland  ilaa bilawgiisii (PUNSAA), isla markaasna ay dalladu si weyn ugu qareentay. Heshiiskan ayaa u badan taageero dhowr dhinac...

My hope for future democratisatation in Somalia is to get leaders who will respect and implement the constitutions, and enhence the capacity of the government institutions to deliver the services that citizens expect.


Said Hamud Mohamud
Puntland None-State Actors Association

SU’AALO & JAWAABO

What does PUNSAA stand for?
PUNSAA stands for Puntland Non-State Actors Association
What does PUNSAA do?

PUNSAA is mandated to strengthen non-state actors in Puntland to engage in international policy dialogue and decision making.

PUNSAA is not a funding body and does not distribute any funds or direct assistance.

What is a non-state actor?
We define non-state actors as groups and individuals, not acting as representatives of the government.
Why should decision makers listen to PUNSAA?

It is the government and donors declared objective to work for the interest of the Somali people Our members know the situation on the ground, what people need and aspire to, as we have the direct contact with them We are in a position to represent the views, concerns and priorities of people from all spheres of life throughout Puntland In the long run, decision makers are dependent on the people they claim to represent.

VIDEO-GII UGU DAMBEEYEY

FIKIRKAAGA DHIIBO

Foonkaan hoose waxa aad noogu soo diri kartaa wixii talo iyo tusaale ah ee aad haysid

9 + 3 =